Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
taayada
Magacuyaal lahaansho dheddig
Maga- cuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa aynan ku jirin) aanu leenahay.
Tusaale
“Taayada lama taaban ka-ro”
Wadarta Magacan
kuwayaga, w
Ereyo kale oo u soo dhow
1: taa
Magacuyaal tilmaame dheddig
2: taa'ib
Magac lab khabar
3: taa'ibid
Magac faleed dheddig
4: taab
Magac lab
5: taabac
Magac lab
6: taabacsan
Fal gudbe, isrogrogga 4aad
7: taabacsanaan
Magac faleed dheddig
8: taabacsanaansho
Magac lab ama dheddig