Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
taada
Magacuyaal lahaansho dheddig
Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax adigu (qof-ka labaad ee kelida ah ee lahadlaha ah) aad leedahay.
Tusaale
“Taada ayaa qurux badan”
Wadarta Magacan
kuwaaga, w
Ereyo kale oo u soo dhow
1: taa
Magacuyaal tilmaame dheddig
2: taa'ib
Magac lab khabar
3: taa'ibid
Magac faleed dheddig
4: taab
Magac lab
5: taabac
Magac lab
6: taabacsan
Fal gudbe, isrogrogga 4aad
7: taabacsanaan
Magac faleed dheddig
8: taabacsanaansho
Magac lab ama dheddig