teelteel
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
teelteel1
Magac lab khabarT ah.: kala durugsan, midba meel ku yaal. ld talanteel¹.
teelteel2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWax kala fogfogayn. ld talanteel².
Is-rogga falkan
-eelay, -eeshay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-eelay, -eeshay