Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
tiqraarnaan
Magac faleed dheddig
eeg falka uu magacaan ka soo jeedo:
tiqraaran
sidoo kale, la mid ah magac faleedka/-yada kale:
taqraarnaan, taqraarnaansho, tiqraar- naansho.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: tiqraar
Magac lab
2: tiqraaran
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
3: tiqraarid
Magac faleed dheddig
4: tiqraarnaansho
Magac lab ama dheddig