Qaamuusle LogoQaamuusle

tortor

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

tortor1
Magac lab
1
Wax qurun ka batay darti, la googo'ay, la mataataxay.
2
la midka ah (ld):
tortorid
tortor2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax tortor ah noqosho.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay