Qaamuusle LogoQaamuusle

tubkujoog

Magac lab khabar
1
T. ah: qof socdaal ah oo aan dhabbaha ka leexanayn.
2
T. ah: Qof safar ku jira oo weli aan gaarin meeshii uu u safraayay; jid-kujoog.