Qaamuusle LogoQaamuusle

tuuji

Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Wax jilicsan oo diismaya calaacasha iyo faraha ku dhuujin si dheecaan iwm looga keeno.
2
Ooga bugta ama daallan daliigid ama rixid.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay