Qaamuusle LogoQaamuusle

waafaji

Fal laba-gudbe, isrogrogga 2aad
Laba arrimood oo kala duwan is haleeshiin.
Tusaale
Labadaas arrimood is waafaji.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay