Qaamuusle LogoQaamuusle

waax

Magac dheddig
1
Wax afar meelood oo is le'eg loo qaybiyey meeshood; rubuc, rubi.
Tusaale
Hasha la qaley waax iga sii
2
Qaybaha waaweyn ee kala duwan ee hay'ad maamul u qaybsantahay middood.
Wadarta Magacan

-xyo, m.dh