walwal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
walwal1
Magac dheddig1
Layr qabow oo xilliyada qaarkood galabtii timaada; geyr.
2
Welwel, werwer. ld warwar¹, welwel¹, werwer¹.
walwal2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadCid walbahaarid. ld warwar², welwel², werwer². walwali
Is-rogga falkan
-alay, -ashay