Qaamuusle LogoQaamuusle

waraabow

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

waraabow1
Magac lab
Cudur xun oo laysku qaadsiiyo isu tegidda ragga iyo dumarka ama lala dhasho; xabbad.
waraabow2
Magac labDaawo
Cudur muddo dheer oo ka mid ah cudurrada galmada, waxaana keena baktiiriyuunka “trepopnema pallidum” oo jirka ka gala meel dhawac ah.
waraabow3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Waraabe noqosho.
2
Wax hilib badan cuna noqosho.
Is-rogga falkan

-oobay, -owday; -oobi