warcelin
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
warcelin1
Magac faleed dheddigwarcelin2
Magac dheddigLammaaneynta wax soo saarka iyo wax gelinta ee hawl soohyada jirku fulinayaan. Shaqada war celinta waxay muhim u tahay hagaajinta shaqaajin dabiici ah oo badan ee jirku sameeyo: hormooniska soo saariddooda, iyo falgallada ensaymisku ka hawl galaan.