Qaamuusle LogoQaamuusle

wareeji

Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Wax wareegaya ka dhigid.
2
Dhinac kale u dhaqaajin (wax ama qof)
3
Ku w.: qalab ama xil qof faraha ka saarid.
4
Badar shiidan si buunshaha looga saaro walaanwilin.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay