warra'
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
warra'1
Magac lab ama dheddig1
Fal samayntiisa laga xishoodo oo qofka sharaf dhaca u keena; ceebi.
2
Luggooyo; hungo.
3
Garabmar; dhinac ka dhaaf.
warra'2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Sharaf dhac la kulmid.
2
Ku w.: ku hungoobid; ku luggo'id.
3
Garabmarid; dhinac ka dhaafid.
Is-rogga falkan
-rra'ay, -rra'day