xabbis
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xabbis1
Magac labDadka dembiga gala, meesha lagu xiro oo lagu hayo; xarig. ld xabsi.
Wadarta Magacan
-syo, m.dh
xabbis2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadQof xabsi gelin.
Is-rogga falkan
-say, -stay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-syo, m.dh
-say, -stay