Qaamuusle LogoQaamuusle

xagaa

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

xagaa1
Magac lab
1
Afarta nur oo sanada midkood; wuxuu u dhexeeyaa guga iyo dayrta; xilliga xagaayadu da'do. ld xa-gaay.
Wadarta Magacan

-aayo, m.dh

xagaa2
Magac lab
(c.fal.) Loolka dhexe, waa xilliga ku xiga guga, xiddigis ahaanna waxa loo tixgeliyaa inuu ku beegan yahay kubbad badhka min hornaqa xagaaga (21 juun) ilaa caano maallada isle eg ee dayrta (21 sebtember).
Wadarta Magacan

-aayo, m.dh