Qaamuusle LogoQaamuusle

xag

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

xag1
Magac lab
Dhan; jaho; dhinac; gees.
xag2
Magac dheddig
Candhada xoolaha horaad iyo danbeed isku dhinac ah.
xag3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Ciddiyaha, ilkaha iwm cid wax ku yeelid (xagasho). ld xago.
Is-rogga falkan

-gay, -gtay