xagaaf
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xagaaf1
Magac labDhul ciid guduud jilicsan leh oo ariga saac u lahayn.
Wadarta Magacan
-fyo, m.dh
xagaaf2
Magac dheddigKabo harag ka sa- maysan oo duug ah.
Wadarta Magacan
-fo, m.l
xagaaf3
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWax siman ka dhigid (dhul).
Is-rogga falkan
-fay, -ftay