Qaamuusle LogoQaamuusle

xawaalad

Magac dheddig
1
(dhaq.) War- qaadda lagu diro lacagaha dadku boostada ku dirayaan.
2
(dhaq.) Lacag dal laga wareejiyo iyadoo dal kale lagu wareejinayo.
Wadarta Magacan

-do, m.l