Qaamuusle LogoQaamuusle

daab

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

daab1
Magac lab
Qori ama bir la qabsado oo ku rakiban qalab goynta, jebinta, qodidda iwm loo adeegsado.
Wadarta Magacan

-bab, m.l

daab2
Magac dheddig
1
Cudur leh shuban oo ku dhaca dhasha xoolaha markay dambar badan nuugaan.
2
la midka ah (ld):
doog²
daab3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Qalab goynta, jebinta, qodidda iwm loo adeegsado, qori ama bir la qabsado ku rakibid.
Is-rogga falkan

-bay, -btay