doog
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
doog1
Magac lab1
Caleenta iyo cawska cusub ee uu roobka soo saaro; naq; tigaad.
2
Xilli roob da'ay, dhulku cagaaranyahay dadka iyo xooluhuna baraare ku jiraan. ld doogaad.
doog2
Magac dheddig1
Soo laba kacleynta uu soo laba kacleeyo nabar hore u biskooday.
2
D. ah: biyo cirka ka yimid oo weel loo hoorsaday.
3
la midka ah (ld):
daab²
doog3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Nabar hore u biskooday mar labaad soo kicid.
2
Roob da'aya weel u hoorsasho (qof).
Is-rogga falkan
-gay, -gtay