Qaamuusle LogoQaamuusle

xeerka qalloocsanka

Magac lab
1
(fiis.) Xagal abbaarka, xagal qalloocsanka iyo liganuhuba waa isku sallak.
2
(fiis.) Saamiga sayni iyo sayn r waa madoorsoome marka ay u gaar yihiin labada dhextaal ee tebinaya. Taas oo i = xagal abbaarka, r = xagal qalloocsanka.