(axsaab, m.dh) Urur siyaasi ah oo loo sameeyey in ay maamul dawladeed ka qaybgalaan.
2
Quraanka oo lixdan meelood loo qaybiyey meel ahaan.
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Xisbi-ga)
1. Qaranka gudihiisa, dad isku meel wax u wata oo isku siyaaso ah oo u loollama in xubno iyaga ka mid ah barlamaanka iyo jagooyin kale oo sare loo doorto.