xodxodo
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xodxodo1
Magac dheddigQof dumar ah oo la jecel yahay ama guur laga doonayo, hadal soo jiida oo saamays weyn leh, oo lagula hadlo; shukaansi; kood.
xodxodo2
Fal gudbe, isrogrogga 3aadHaweeney guur ku haasaawin.
Is-rogga falkan
-otay, -odatay