xoodnaan
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xoodnaan1
Magac faleed dheddigxoodnaan2
Magac dheddig1
Dhakhsaha isbeddelka ee jihada xood halka bar gaar ahaneed ee xoodkaasi.
2
Rogaalka gacanka goobada, taas oo, si aad ah ugu ekaaneyso xood halka bar la isa siiyey.
xoodnaan3
Magac dheddigXisaabSummad k. Dhaqsaha isbeddelka ee tiirada taabtaha ee xood, marka loo eego fogaanta ku dhereran xoodka.