Qaamuusle LogoQaamuusle

xoolee

Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Weel, dhig iwm asal, xayr iwm marin si loogu dhaqmo.
2
Cid xoolo u uruurin.
3
Godadka jarta, shaxda iwm dhagxaan ku ridid.
Is-rogga falkan

-leeyay, -laysay