Qaamuusle LogoQaamuusle

xumaan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

xumaan1
Magac faleed dheddig
eeg falka uu magacaan ka soo jeedo:
sidoo kale, la mid ah magac faleedka/-yada kale:
xumaansho, xumi.
xumaan2
Magac dheddig
1
Wax wax dhima ama waxyeello leh ama la qoonsado.
2
wax xun ahaansho ama noqosho.