Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
xun
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax aan wanaagsanayn ahaansho.
2
Ka x.: wax aan raalli ka ahayn wax la sameeyey ahaansho.
3
Ku x.: wax, wax aad u jecel ahaansho.
Is-rogga falkan
-umaa, -umayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: xundhur
Magac dheddig
2: xundhur-ameebeed
Magac dheddig
3: xundhur-bakteeriyeed
Magac lab
4: xundhuro
Magac lab urur
5: xunguruf
Magac dheddig