Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
xunguruf
Magac dheddig
1
Bahal ka mid ah bahalaha sheekooyinka lagu tebiyo hase yeeshee ayan cidi weli arag oo leh ciddiyo dhaadheer oo ay wejiga kaga xagato dadka.
2
Dafo.
3
Cadaa- wadnimo yar oo dad ka dhexeysa.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: xun
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
2: xundhur
Magac dheddig
3: xundhur-ameebeed
Magac dheddig
4: xundhur-bakteeriyeed
Magac lab
5: xundhuro
Magac lab urur