Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
xundhur
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xundhur
1
Magac dheddig
Xuddun.
Wadarta Magacan
-ro, m.l
xundhur
2
Magac dheddig
Daawo
Cudur la is qaadsiiyo oo ku dhaca xiidmaha shuban dhiig iyo axal la socdaan.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: xun
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
2: xundhur-ameebeed
Magac dheddig
3: xundhur-bakteeriyeed
Magac lab
4: xundhuro
Magac lab urur
5: xunguruf
Magac dheddig