Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
xumadoon
Magac lab
X. ah: qof jecel in arrin laysku haayo xumaani ka dhacdo.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: xumaan
Magac faleed dheddig
2: xumaansho
Magac lab ama dheddig
3: xumaraadis
Magac lab
4: xumayn
Magac faleed dheddig
5: xumays
Magac lab
6: xumbayn
Magac faleed dheddig
7: xumbaysii
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
8: xumbaysiin
Magac faleed dheddig