Qaamuusle LogoQaamuusle

yabaq

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

yabaq1
Magac lab
Hadal iyo dhawaaq dad meel du- rugsan ka yeeraya. ld jabaq¹, yabaaq.
yabaq2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Dad ama nafley meel fog ka buuqid. ld jabaq².
Is-rogga falkan

-bqay, -baqday; -bqi