hardan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hardan1
Magac labIsku dhufashada laba nafley madaxa isku dhuftaan. ld hardamid.
hardan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadLaba nafley madaxa ku dagaalamid. ld hertan².
Is-rogga falkan
-amay, -antay; -ami
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-amay, -antay; -ami