Ereygan wuxuu leeyahay 2 Qaab iyo macneyaal kala duwan.
Qaamuuska 2012
Cabdalla C. Mansuur & Annarita Puglielli
yoolyool1
Magac lab
1
Cayaaro dhawr ah oo ay dhallinyaradu dheelaan habeenkii ama maa- lintii waqtigana ku gaabsadaan, waxaana ka mid ah ciyaar labo goobood (yool) leh oo isaseemid (istaabasho) iyo orod ku badan.
2
yoolyool2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Xoolo ama dad wax xasillooni darro ka muuqato no-qosho.
Is-rogga falkan
-oolay, -ooshay
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Yoolyool-ka)
Cayaar labo yool ama goobood leh oo isaseemid (istaabasho) iyo orod u badan.