yooyootan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
yooyootan1
Magac lab1
Cayaar sii baabba'aysa oo wiilal iyo gabdho laysu caayo, cay kaftan ah oo aan laga caroon: mirihiisu, suugaan ahaanta aad bay u fiicanyihiin haseyeeshee cayda xun oo uu ku dhisanyahay baa dishay.
2
la midka ah (ld):
yooyootamid
yooyootan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWiil iyo gabar cayaar (kaftan) isaga horimaansho.
Is-rogga falkan
-amay, -antay; -ami