Qaamuusle LogoQaamuusle

abaaldhac

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

abaaldhac1
Magac lab
Samo la isu galay oo wixii uu mudnaa aan lagu gudin. ld abaaldhicid.
abaaldhac2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Ka a.: samo la isu galay wixii uu mudnaa ku gudid la'aan.
Is-rogga falkan

-cay, -cday; -dhici