jaasuus
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
jaasuus1
Magac lab1
Qof si qarsoodi ah xog u uruuriya una gudbiya meelaha ay qusayso (qaran, urur, qof iwm); basaas.
2
Qof dadka hadalka isaga qaada oo isku dira; warxungee. ld jaajuus¹.
Wadarta Magacan
-siin/-syo, m.dh
jaasuus2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadCid si qarsoodi ah sir uga bixin. ld jaajuus².
Is-rogga falkan
-say, -stay