jaawi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
jaawi1
Magac labla midka ah (ld):
jaawe
jaawi2
Fal magudbe, isrogrogga 2aad1
la midka ah (ld):
farjaawi, farjawi
Fardhexada iyo suulka gacanta oo si xoog ah laysugu xoqo ka shanqarin; suuldhabaalayn
2
Haad turub ka yamxeerin (ciyaar turub).
Is-rogga falkan
-iyay, -isay