abaalgud
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
abaalgud1
Magac lab1
Wax qiimo leh oo la siiyo qof hawl dheeraad ah qabtay; abaalmarin.
2
la midka ah (ld):
abaalgudid
Wadarta Magacan
-dyo, m.dh
abaalgud2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadU a.: abaal la isu galay mid la mid ah ku beddelid.
Is-rogga falkan
-day, -dday