Qaamuusle LogoQaamuusle

abaddar

Magac lab
1
Qof aan waxba laga dhaadhicin karin; macangag.
2
Geesi aan caqli lahayn.
Wadarta Magacan

-rro, m.dh