Qaamuusle LogoQaamuusle

abbaato

Magac dheddig Falkaabe
Hor iyo a.: fal la sameeyo inta aan ujeeddo la lahaa lagu dhaqaaqin.
Tusaale
Inta aynaan badda aadin hor iyo abbaato aan shaah cabno