afuuf
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
afuuf1
Magac lab1
la midka ah (ld):
afuufid
2
Soor a. ah: soor aan iidaan lahayn.
3
Xirsi yar oo ummulaha iyo carruurta loo xiro.
afuuf2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadNeef afka ka soo baxday wax ku sii deyn.
Is-rogga falkan
-fay, -ftay