koor
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
koor1
Magac labDhar adag oo culus oo raggu qaarka sare ka qaataan oo dhaxanta laga geshado, laguna xarragoodo; jubbad. ld koodh.
Wadarta Magacan
-rar, m.l
koor2
Magac dheddigDawan geed laga qorey oo xoolaha qoorta loogu xiro.
Wadarta Magacan
-ro, m.l
koor3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Ciyaar turub (shanboollo), nin inuu wada qabto turubka oo dhan ballan qaadid.
2
Koorabixis adeegsasho.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay