Qaamuusle LogoQaamuusle

kulbixiye

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

kulbixiye1
Magac lab
Shay kulka dhaliya sida qorraxda, matoorrada iwm.
Wadarta Magacan

-yayaal, m.l/dh

kulbixiye2
Magac labFiisikis
Falgalka kiimikaad ee sii daaya kulka (taas macnaheedu waa kulku wuxuu ka baxaa habka ama heerkulka ayaa kordha). Gubashadu waa falgal kul bixiye ah.
Wadarta Magacan

-yayaal, m.l/dh