Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
aloog
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Rabsho, dagaal iwm abuurid.
2
Wax kor u qadiid, taagid.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: aloogan
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
2: aloogid
Magac faleed dheddig
3: aloogmid
Magac faleed dheddig
4: aloognaan
Magac faleed dheddig
5: aloognaansho
Magac lab ama dheddig
6: aloogsasho
Magac faleed dheddig
7: aloogso
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
8: alool
Magac lab