aloogan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
aloogan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax la aloogay noqosho (rabsho, dagaal iwm).
Is-rogga falkan
-gmay, -gantay; -gmi
aloogan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax la aloogay ahaansho (rabsho, dagaal iwm).
Is-rogga falkan
-gnaa, -gnayd