Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
alool
Magac lab
Nooc dadabta aqalka ka mid ah oo laga sameeyo ulaha geed-duurka oo lagu seexdo ama guryaha lagu ilxiro.
Wadarta Magacan
-llo, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: aloog
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
2: aloogan
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
3: aloogid
Magac faleed dheddig
4: aloogmid
Magac faleed dheddig
5: aloognaan
Magac faleed dheddig
6: aloognaansho
Magac lab ama dheddig
7: aloogsasho
Magac faleed dheddig
8: aloogso
Fal magudbe, isrogrogga 3aad