ambaqaad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
ambaqaad1
Magac labBillowga arrin ama dood taagan; meel ka qaadid, ka bilaabid. ld ambaqaadid.
ambaqaad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadKa a.: arrin ama dood taagneyd meel bilaabid; ka wadid.
Is-rogga falkan
-day, -dday