Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
ąamminsan
Fal gudbe, isrogrogga 4aad
1
Qof, wax cid aammin ku qaba ahaansho.
2
Qof, wax rumaysan jirista Eebbe iyo diimaha ahaansho.
Tusaale
“Diinta Islaamka ayaan aamminsanahay”
Is-rogga falkan
-naa, -nayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: amma
Xiriiriye
2: ammaa
Falkaabe
3: ammaag
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
4: ammaagan
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
5: ammaagid
Magac faleed dheddig
6: ammaagnaan
Magac faleed dheddig
7: ammaagnaansho
Magac lab ama dheddig
8: ammaan
Magac lab