Qaamuusle LogoQaamuusle

antaradhaaf

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

antaradhaaf1
Magac lab
1
Wax xadkoodi caadiga ahaa ka batay.
2
la midka ah (ld):
antaradhaafid
antaradhaaf2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax xadkoodi caadiga ahaa dhaafid.
Is-rogga falkan

-fay, -ftay